POS & ERPNidaamka Supermarket-yada & Dukaamada

Ganacsi dhismihiisu sax yahayWaa Mid Maamulkiisu Fudud Yahay.

Revlo waa maskaxda dukaankaaga. Waxaan kuu fududaynay maamulka, si aad waqtigaaga iyo xoogaaga ugu haysato kobacaaga dhabta ah.

Ku biir dukaamada isticmaala Revlo maanta.

Dashboard-ka Maaliyadeed

Xakamaynta Oo Dhan,
Hal Shaashad oo AI ku jirto.

Dashboard-ka rasmiga ah ee Revlo wuxuu kuu sahlayaa inaad hal meel kaga maamusho dhamaan dukaamadaada iyo laamahaaga. Waxaad si toos ah ula socon kartaa:

  • Dakhliga & Faa'iidada Live-ka ahU kuur-galka dakhliga guud, dakhliga saafiga ah, iyo kharashaadka maalin kasta.
  • La-socodka Deymaha & MacaamiishaXogta deymaha lagugu leeyahay (Payables) iyo kuwa aad ku leedahay (Receivables).
  • Saadaasha Iibka & Talooyinka AIKaaliyaha AI wuxuu saadaalinayaa iibka 7-da maalmood ee soo socda iyo agabka dhici doona.
Live updates: 30s kastaBaro faahfaahinta
Dashboard Preview
24/7
Taageero Joogto ah
Koox Soomaali ah oo heegan ah
100%
Amniga Xogta
Cloud Backups automatic ah
Soomaali & English
Luqadaha nidaamka
Iska bedel qaabka aad u baahan tahay
Shift reports
Habaynta Cashier-ada
Drawer balance & badbaadin xatooyo
Sirdoonka Macmalka ah (AI)

Maskaxda AI ee Revlo

Revlo wuxuu leeyahay nidaam AI ah oo si qoto dheer ugu dhex milan dukaankaaga si uu u qabto hawlo otomaatig ah oo badbaadinaya waqti iyo maaliyadda, isagoo ka reebaya gacan ku qoridda rasiidhada iyo xisaabaadka.

Sawir → Bakhaar update

Receipt & Product AI Scanner

AI-ga dhex-difaacay ee Revlo wuxuu kuu ogolaanayaa inaad sawirto rasiidhada agabka ama alaabta lafteeda. AI wuxuu si toos ah u gartaa magaca alaabta, tiradeed, iyo qiimaha ay kugu taagan tahay, isagoo cusboonaysiinaya bakhaarka una abuuraya Purchase Order, xisaabinaaya deynta.

Rasiidh Link toos ah

WhatsApp Automatic Receipts

Isla marka uu cashier-ku sameeyo iibka, nidaamku wuxuu macaamilka WhatsApp-kiisa ugu diri karaa rasiidh PDF ah oo link ah, kaas oo muujinaya lacagta guud ee uu bixiyay, inta u baaqi ah, iyo link toos ah oo uu rasiidhkiisa ku eegi karo.

Dollar Rules & Sarrifka

Live Currency & Debt Rules

Deji sarrifka dollar-ka iyo shillinka maxaliga ah. Si aad uga badbaado sicir-bararka iyo khasaaraha maaliyadeed, waxaad dejin kartaa in deynta macaamiisha ee ka dhalata shillinka maxaliga ah ee ka badan 7 cisho loo beddelo Dollar si automatic ah.

Talooyin ganacsi oo AI ah

AI Business Assistant Dashboard

Markaad furto nidaamka maalin kasta, AI-gu wuxuu falanqaynayaa dukaankaaga, wuxuuna kuu soo dirayaa warbixin iyo digniino ku saabsan alaabta 14 maalmood ka dib dhici doonta ama sii dhammaanaysa, si aad go'aamo degdeg ah u gaarto.

Xusuusinta daymaha tooska ah

WhatsApp Overdue Reminders

Revlo wuxuu leeyahay ogeysiinno automatic ah oo lagu xusuusinayo macaamiisha deymaha lagu leeyahay, iyagoo WhatsApp-kooda loogu dirayo farriimo si saaxiibtinimo leh u qoran oo leh link-ga rasiidhada oo dhan.

Weydiiso AI xogta dukaanka

Deeply Integrated AI Assistant

Ka dhex weydii nidaamka dhexdiisa su'aalo kasta oo khuseeya dukaankaaga. Su'aalo sida: 'Intee in le'eg oo deyn ah ayaa ii soo xerootay bishan?', kaaliyaha AI wuxuu si qoto dheer u falanqayn doonaa xogta u gaarka ah dukaanka.

Falanqaynta Aaminaadda deynta

AI Customer Trust Score

Nidaamka AI wuxuu eegayaa taariikhda macaamiisha deynta qaata, qaabka ay u soo celiyaan iyo waqtiga ay qaadato. Wuxuu macaamil kasta siinayaa Trust Score (Dhibcaha aaminaadda) si aad u ogaato cida mudan deyn dheeraad ah.

Sidee U Shaqeeyaa

Saddex Tallaabo Oo Fudud

1

Koonto Sameyso

Is-diiwaangeli daqiiqado gudahood. Waa bilaash inaad ku tijaabiso dukaankaaga.

2

Habee Dukaankaaga

Geli xogta dukaankaaga, badeecadaha, iyo shaqaalaha saacado yar gudahood.

3

Bilow Iibka & Maamulka

La soco iibka tooska ah, shifts-ka qasnadda, iyo daymaha dashboard-kaaga.

Awoodaha Nidaamka

Wax Kasta
Hal Meel.

Ka guur buugaagta gacanta iyo Excel-ka. Revlo wuxuu isugu keenay wax kasta oo dukaankaaga iyo supermarket-kaagu u baahan yihiin si loo hubiyo koboca, hufnaanta, iyo ilaalinta lacagta.

POS & Iib Dheereeya

POS xawaare sare leh oo taageera Barcode reader-ka, shaqeeyana internet la'aan.

Sarrifka & Deymaha

Deji live rate sarrifka dollar-ka, deyntana u beddel USD si automatic ah marka ay daahdo.

Xisaabaadka & Kharashyada

Invoicing, Payroll-ka shaqaalaha, maamulka kharashyada iyo cash flow.

Sirdoonka AI-ga

AI automatic ah oo akhriya rasiidhada, xusuusiya daymaha WhatsApp, xisaabiya aaminaadda macaamiisha.

Shift Drawer Security

Audit Logs, xaddidaadda awoodaha shaqaalaha, iyo drawer reports si looga badbaado xatooyada.

Cloud & Offline-First

Ku shaqee internet la'aan, xogtuna waxay si toos ah u tagaysaa Cloud servers markii aad online noqoto.

Xalka Revlo

Dooro Ganacsigaaga

Supermarkets & Dukaamada Waaweyn

POS aad u xawaare sareeya, barcode reader-ka, shifts-ka qasnadda, iyo warbixinnada iibka live-ka ah ee real-time.

Isdiiwaangeli Hadda

Dukaamada Tafaariiqda (Retail)

Maamul fudud oo loogu talagalay dukaamada tafaariiqda. Xisaabi iibka, daymaha macaamiisha, iyo alaabta bakhaarka.

Isdiiwaangeli Hadda

Bakhaarada & Holsaylka

Kala-jajabinta alaabta (kartoon to piece), qiimo kala duwan (multi-pricing), iyo maamulka deymaha supplier-ada.

Isdiiwaangeli Hadda

Qiimaha & Qorshayaasha

Doorasho Ku Habboon Ganacsi Kasta.

Ma jiraan khidmado qarsoon. Dooro qorshaha kugu habboon oo hadda bilow casriyeynta dukaankaaga.

Lite / Dukaamada Yaryar

Ku habboon dukaamada yaryar ama bilowga ah

14 Cisho/ tijaabo ah

Isdiiwaangeli oo tijaabi dhammaan awoodaha Lite POS muddo 14 cisho ah oo bilaash ah.

Si toos ah u tijaabi hadda bilaash

POS Checkout oo xawaare sare leh
Maamulka Bakhaarka Aasaasiga (Stock Alerts)
5 Warbixino Maaliyadeed (Profit & Sales)
1 User Account (Hal maamule)
Xisaabinta iibka Cash iyo Zaad/e-Dahab
Receipt Printer support
Maamulka Shifts iyo Cashiers
Kala-jajabinta alaabta (Carton to piece UoM)
Offline mode & automatic sync
Tijaabi 14 Cisho Bilaash
Ugu Caansan

Standard / Dukaamada & Ganacsiyada

Ku habboon nooc kasta oo ganacsi tafaariiq iyo jumlo ah

$29.99Qiimo Dhimis: -20%
$24/bishii

Dhimis dhan $5.99 (Qorshaha asalka ah: $29.99)

Nidaamka dhammaystiran ee maamulka shifts-ka qasnadda iyo kala-jajabinta alaabta.

Dhammaan awoodaha Lite POS
Maamulka Shifts & Cashier Drawer Security
Kala-jajabinta alaabta (Carton to piece)
Offline mode & automatic Cloud Sync
Expiry Date alerts (Alaabta dhacaysa)
16+ Warbixino premium (Excel/PDF exports)
WhatsApp digital receipts link
Sarrifka live rate-ka & Dollar conversion
Revlo AI Chat, Scanner & WhatsApp reminders
1,000 Credit oo AI ah oo bilaash ah
Tijaabi Standard

Enterprise / Shirkadaha Waaweyn

Multi-branch & Shabakadaha Dukaamada waaweyn

Heshiis

Nidaam loo habeeyey shirkadaha waaweyn ee leh laamo badan oo u baahan sync-ga dhexe.

Dhammaan awoodaha Standard POS
Laamaha badan (Multi-branch data sync)
Advanced Supply Chain & Stock Transfer
Advanced AI Scanner integration
Custom ERP integrations & APIs
Dedicated support manager 24/7
On-premise installation ee server-kiina
La Hadal Sales-ka

Ma u baahantahay caawimaad? Nala soo xiriir kooxdayada taageerada.

Su'aalaha Badanaa La Iswaydiiyo

Maya. Revlo wuxuu leeyahay 'Offline Mode' oo aad u casri ah. Waxaad sii wadi kartaa iibka iyo barcode scanning-ka xitaa marka uu internet-ku go'o. Marka uu internet-ku soo laabto, nidaamka ayaa xogta oo dhan ku sync-garaynaya Cloud-ka si automatic ah.

Haa. Waxaad dejin kartaa in nidaamka AI-ga uu si automatic ah dadka daymaha ku leh ugu diro xusuusin saaxiibtinimo leh oo wadata faahfaahinta lacagta iyo link-ga rasiidhkooda dhijitaalka ah.

Haa, 100%. Dhammaan xogtaada iibka iyo maaliyadda waxaa lagu kaydiyaa server-yo ammaan ah oo aad u sugan, waxaana loo sameeyaa auto-backups maalin kasta.

Haa. Revlo wuxuu ku shaqeeyaa qalab kasta oo desktop ama tablet ah, wuxuuna si toos ah u taageeraa dhammaan barcode scanners-ka caadiga ah iyo printers-ka rasiidhada ee USB ama Bluetooth.

Waxa Ay Macaamiishu Dhahaan

Ku biir dukaamada iyo supermarket-yada ku guulaystay isticmaalka Revlo.

Waa la soo rabaa reviews-ka...

Diyaar Ma U Tahay Inaad Kobciso Dukaankaaga?

Kusoo biir dukaamada isticmaala Revlo POS & ERP suite-ka maanta. Waa bilaash inaad ku tijaabiso.

NALA SOO XIRIIR

Ma Qabtaa Wax Su'aalo Ah?

Kooxdeena taageerada macaamiisha waxay diyaar u yihiin inay kaa caawiyaan sidii aad nidaamka ugu habayn lahayd supermarket-kaaga ama dukaankaaga.

Email-kainfo@revlo.com / support@revlo.com
Telefoonka+251 929 475 332