Enterprise Resource Planning (ERP)

Nidaamka Isku-xirka Ganacsiga Casriga ah

Revlo ERP waa wadnaha ganacsigaaga. Waxa uu isku xiraa maamulka keydka (Inventory), maaliyadda (Accounting), shaqaalaha (HR), iyo macaamiisha (CRM) hal meel oo kaliya.

Awoodaha Muhiimka Ah

Wax Walba Oo Aad U Baahantahay

Centralized Data

Xogta oo dhan hal meel. Jooji isticmaalka 10 software oo kala duwan.

Real-time Analytics

Warbixino toos ah oo ku saabsan faa'iidada, kharashka, heersare.

Multi-Branch Support

Maamul dhowr xarumood (branches) adigoo jooga gurigaaga ama xafiiskaaga.

Automated Workflows

Shaqooyinka soo noqnoqda (sida biilasha) si toos ah ha u qabsoomeen.

Feature Focus

Maaliyadda & Xisaabaadka (Core Accounting)

Nidaam xisaabeed dhamaystiran oo aan u baahnayn aqoon qoto dheer. Revlo waxay si toos ah u diiwaangelisaa dhaqdhaqaaq kasta.

  • Balance Sheet & Profit/Loss toos ah.
  • Maamulka Deymaha (Accounts Payable/Receivable).
  • Canshuurta & Expenses tracking oo faahfaahsan.
Feature Focus

HR & Payroll (Maamulka Shaqaalaha)

Shaqaaluhu waa hantida ugu weyn. Maamul mushaharka, gunada, fasaxyada, iyo imaanshaha (Attendance).

  • Mushahar bixin toos ah (Automated Payroll).
  • User Roles & Permissions (Xaniin cida geli karta).
  • Performance Tracking soo jiidasho leh.

Su'aalaha Lagu Badan Yahay

Q. ERP-gan ma ku shaqeeyaa Soomaali?

Haa, 100%. Revlo waa nidaamka kaliya ee ERP ee si buuxda ugu qoran Af-Soomaali iyo English.

Q. Ma u baahanahay server qaali ah?

Maya. Revlo waa Cloud-based. Waxaan kuu haynaa server-ka, amniga, iyo backup-ka.

Diyaar Ma U Tahay Isbadal?

Ku biir boqolaal ganacsi oo isticmaala Enterprise Resource Planning (ERP). Tijaabi 14 maalmood oo bilaash ah.

Bilaaw Hadda