Nidaam gaar u ah Warshadaha. Maamul "Bill of Materials" (BOM), khadadka wax soo saarka (Production Lines), iyo qiimeynta kharashka dhabta ah ee badeecada (Cost Per Unit).
Qeex waxa galaya badeecad kasta (Ingredients/Components).
Qorshee wax soo saarka maalinta ama isbuuca.
Ogow inta khasaartay intii shaqadu socotay si loo yareeyo.
Xisaabi korontada, shaqaalaha, iyo alaabta si aad u ogaato macaashka dhabta ah.
Amarka shaqada u dir warshada. La soco marxalad kasta oo baco, qasaacad, ama badeecad ay marayso.
Haa, iyo kuwa waaweynba. Waanu habeyn karnaa (Customize) hadba baahidaada.
Ku biir boqolaal ganacsi oo isticmaala Manufacturing & Warshadaha. Tijaabi 14 maalmood oo bilaash ah.
Bilaaw Hadda