Point of Sale (POS)

Nidaamka Iibka ee Dukaanada & Farmashiyaha

Iibi alaabta ilbiriqsiyo gudahood.POS-ka Revlo wuxuu shaqeeyaa internet la'aan (Offline), wuxuu taageeraa Barcode Scanners, Receipt Printers, iyo maamulka deynta macaamiisha.

Awoodaha Muhiimka Ah

Wax Walba Oo Aad U Baahantahay

Offline Mode

Internet ma lihi? Dhib malahan. Iibku wuu soconayaa, xogtuna way keydsan tahay.

Fast Checkout

Scan garee barcode-ka, riix "Pay". Wax ka yar 3 ilbiriqsi.

Hardware Support

Wuxuu la shaqeeyaa Printer kasta, Scanner kasta, iyo Cash Drawer kasta.

Stock Alerts

Digniin toos ah markii alaabtu sii dhamaanayso (Low Stock).

Feature Focus

Iibka & Rasiidhada (Sales & Receipts)

Naqshadeyso rasiidhadaada (add logo). U dir macaamiisha rasiid SMS ama WhatsApp ah, ama daabac mid waraaq ah.

  • Customizable Receipts (Logo & Info).
  • Split Payments (Qaar kaash, qaar EVC/Zaad).
  • Returns & Refunds management fudud.
Feature Focus

Maamulka Macaamiisha (CRM)

Ogow macaamiishaada ugu fiican. Diiwaangeli deynta, oo u dir fariin xasuusin ah (Payment Reminders).

  • Customer Profiles & History.
  • Debt Management & Credit Limits.
  • Loyalty Programs (dhibco urursi).

Su'aalaha Lagu Badan Yahay

Q. Haddii internetku go'o ma istaagayaa?

Maya! Revlo POS wuxuu u shaqeeyaa si caadi ah internet la'aan. Markuu soo laabto ayuu xogta dirayaa (Sync).

Q. Ma ku isticmaali karaa Tablet ama Telefoon?

Haa. Waa nidaam Responsive ah oo ka shaqeeya Desktop, Laptop, Tablet, iyo Mobile.

Diyaar Ma U Tahay Isbadal?

Ku biir boqolaal ganacsi oo isticmaala Point of Sale (POS). Tijaabi 14 maalmood oo bilaash ah.

Bilaaw Hadda