Maamulka Mashaariicda (Project Management)

Qorshee, Fulin, oo Guuleyso

Ku maamul mashaariicda dhismaha, adeegyada, iyo qandaraasyada si hufan. La soco miisaaniyadda mashruuca (Project Budgeting) iyo horumarka shaqada (Milestones).

Awoodaha Muhiimka Ah

Wax Walba Oo Aad U Baahantahay

Budget vs Actual

Is barbar dhig kharashka qorsheysan iyo kan dhabta ah waqti kasta.

Task & Milestones

U qeybi mashruuca shaqooyin yaryar. U dir shaqaalaha fariin shaqo.

Client Portal

Macmiilkaagu haka la socdo horumarka mashruuca si toos ah.

Document Storage

Keydi heshiisyada, naqshadaha, iyo rasiidhada mashruuc kasta.

Feature Focus

Dhismaha & Qandaraasyada

Ku haboonaanta shirkadaha dhismaha (Construction). La soco isticmaalka qalabka dhismaha iyo saacadaha shaqaalaha goobta.

  • Daily Logs & Site Reports.
  • Material Usage Tracking per Project.
  • Sub-contractor Management.

Su'aalaha Lagu Badan Yahay

Q. Ma arki karaa faa'iidada mashruuc walba gaarkiisa?

Haa. Warbixintu waxay ku siinaysaa Profit/Loss-ka mashruuc kasta si gaar ah.

Diyaar Ma U Tahay Isbadal?

Ku biir boqolaal ganacsi oo isticmaala Maamulka Mashaariicda (Project Management). Tijaabi 14 maalmood oo bilaash ah.

Bilaaw Hadda