Revlo laguma soo dejin dibadda oo kaliya; waxaa loo dhisay inuu xaliyo caqabadaha ganacsiga Soomaalida. Luqadda, Lacagaha (Zaad/EVC/USD), iyo Dhaqanka.
Qof kasta oo shaqaalahaaga ah wuu fahmi karaa.
Isku isticmaal Shillin iyo Dollar. Nidaamka ayaa kuu xisaabinaya sarifka.
Rasiidhada iyo warbixinada toos ugu dir WhatsApp.
Taageero (Support) aad toos u wici karto, afkaagana kula hadlaysa.
Software-yada kale (sida QuickBooks ama Odoo) way adag yihiin, luqad qalaad ayay ku qoran yihiin, mana garanayaan qaabka aan u shaqeyno. Revlo waa jawaabta.
Haa, waanu joognaa. Sidoo kale khadka ayaan kugu caawin karnaa meel kasta.
Ku biir boqolaal ganacsi oo isticmaala Xalka Ganacsiga Soomaaliyeed. Tijaabi 14 maalmood oo bilaash ah.
Bilaaw Hadda